Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Kormeer Ku Tagtay Machadka Qaranka ee Horumarinta Xirfadaha iyo Farsamada Gacanta

Mogadishu, Somalia – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Xildhibaan Aamina Hussein Ali, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagtay Machadka Qaranka ee Horumarinta

WASAARADDA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA OO QABATAY SHIRKA GUDDIGA HAGIDA EE MASHRUUCA SEIP

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay shirka Guddiga Hagida Mashruuca Xirfadaha Shaqada iyo Kobcinta Wax-soo-saarka Dhalinyarada (SEIP). Shirka waxaa si rasmi ah u

SEIP Project oo Ka Daahfuray Tababaro Cusub Machadka Qaranka ee Horumarinta Xirfadaha

Muqdisho, 10 Sebtembar 2025 – Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdirashiid Abdullahi Xaydar, iyo Maareeyaha Mashruuca SEIP, Mudane Mohamed Hassan

DFS oo Daahfurtay Barnaamijka Tababarka Deeqda Waxbarasho ee Dhallinyarada Soomaaliyeed

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Barnaamijka Tababarka Deeqda Waxbarasho, kaas oo loogu talagalay in lagu taageero dhallinyarada

Kulanka Guddiga Heer Farsamo ee Mashruuca SEIP oo ka furmay Muqdisho

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS, Mudane Yussuf Wadani, ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho kulanka Guddiga Heer Farsamo ee mashruuca lagu horumarinayo