Category: Uncategorized

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Kormeer Ku Tagtay Machadka Qaranka ee Horumarinta Xirfadaha iyo Farsamada Gacanta

Mogadishu, Somalia – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Xildhibaan Aamina Hussein Ali, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagtay Machadka Qaranka ee Horumarinta

WASAARADDA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA OO QABATAY SHIRKA GUDDIGA HAGIDA EE MASHRUUCA SEIP

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay shirka Guddiga Hagida Mashruuca Xirfadaha Shaqada iyo Kobcinta Wax-soo-saarka Dhalinyarada (SEIP). Shirka waxaa si rasmi ah u